Soomaaliya: Qaraxyo Lagu Dhaawacay Mas'uuliyiin

Xildhibaan ka tirsan baarlamanka Puntland ayaa qarax ku dhaawacmay, halka sidoo kalena guddoomiye ku xigeenkii degmada Luuq uu dhaawac kasoo gaaray qarax loogu xiray baabuurkiisa.
Read The Rest at voasomali.com

Comments

Loading ...