Sucuudiga oo Iska Fogeeyay Masuuliyada Weerarkii Lagu Dilay 42 Qof oo Qaxootiga Soomaaliyeed

Huwanta Sucuudigu hoggaamiyo ee dagaalka kula jirta Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa iska fogaysay in mid ka mid ah diyaaradahoodu qaadeen weerarkii lagu dilay dad ka badan 42 qof oo qaxooti Soomaaliyeed oo saarnaa dooni maraysay xeebaha dalkaasi Afhayeen u hadlay Huwanta Gen Axmed al-Assiri ayaa u sheegay wargayska Arabnews ee ka soo baxa  sucuudiga  inay Diyaaradaha […]

The post Sucuudiga oo Iska Fogeeyay Masuuliyada Weerarkii Lagu Dilay 42 Qof oo Qaxootiga Soomaaliyeed appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...