Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo mar kale ku baaqay in la gargaaro dadka ay abaartu saameysay(Muuqaal)

vlcsnap-2017-03-17-19h46m34s470Boosaaso(RBC Radio) Xili xaaladda abaarta Puntland iyo deegaanada kale ay meel xun marayso ayaa guddiga gurmadka abaaraha Puntland ee culimada ku baaqeen mar kale in la gargaaro dadka ay abaartu saameysay.

Guddiga ayaa sheegay in dadku ay halis ugu jiraan haraad iyo gaajo in ay u dhintaan,haddii ramada dhinac kale ka timaada aysan iman.

Guddiga gurmadka abaaraha Puntland ayaa shir jar’aaid ku qabtay magaalada Boosaaso oo ay ka qeybgaleen Sheekh Daahir Aw-cabsi,Sheekh Axmed Daahir iyo Sheekh Fu’aad Xaaji Nuur oo ah guddoomiyaha guddiga abaaraha.

vlcsnap-2017-03-17-19h55m25s095Sheekh Daahir Aw-cabdi oo kamid ah Guddiga...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...