SAWIRRO CUSUB: Isbaheysiga Sacuudiga oo fuliyay duqeyntii lagu dilay 42 Soomaali ah

Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya 42 qof oo qaxooti Soomaaliyeed ah oo lagu dilay dooni ay saarnaayeen oo ka ambabaxday xeebaha dalka Yeman, kuna sii jeeday dalka Sudan. Duqeynta lagu dilay qaxootigaan Soomaaliyeed ee ka baxsanayay dagaalada Yeman ayaa waxaa la sheegay in ay geysatay mid ka mid ah diyaaraddaha Helicopterada isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga. […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...