Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay gudoomiyaha Midowga Afrika

Mudane Maxamad Cabdullahi Farmaajo madaxweynaha dolwadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa madaxtooyada ku qaabilay guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Maxamad, kadib markii uubooqasho ku yimid Muqdisho. Mr Moussa Faki ayaa waxaa uu tacsi u diray ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee ku dhintay dagaalka Soomaaliy ee ay kula jiraan maleeshiyada shabaab . Sidoo kale guddoomiyaha Midowga […]

The post Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay gudoomiyaha Midowga Afrika appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...