Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey qarraar ku aadan gurmadka abaaraha dalka

baarlamaanka-111

Muqdisho (RBC Radio) Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel-mariyay qarraar ku aadan gurmadka abaaraha dalka, kaasi oo muddooyinkan ay ka doodayeen Xildhibaannada.

Furitaanka kulanka Baarlamaanka ee manta Xildhibaannada Golaha Shacabka waxa ay ku amba qaadeen dhameystirka Dooda qarraarka gurmadka Abaaraha dalka oo ay maalmahan ka doodayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka waxaana ay tallooyinka Jaalleyaasha ku qotomeen in la xoojiyo gurmadka Abaaraha iyo in la sugo qaabka gurmadka loo sameeynayo ayadoo guddiyada ku shaqada leh ay Baarlamaanka la wadagayaan xogta halka ay mareyso gurmad...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...