Madaxweynaha Puntland oo Maanta Kulan Gaara Laqaatay Wasiirka Arimaha Dibada Ee Wadanka Ethiopia

IMG_2054

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmahii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabta, halkaas oo u tegay hawlo shaqo oo la xiriira kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntland ayaa waxaa uu maanta soo gaadhay magaalada Addis Ababa ee xarunta dawladda Etihopia.

Madaxweynha Dawladda Puntland ayaa markii uu soo gaadhay magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopian waxaa garoonka diyaarada ee magaalada Addis Ababa ku soo dhoweeyey wasiirka Arimaha dibada ee wadanka Ethiopia mudane. Workneh Gebeyehu.

Soo dhawayn kadib ayaa...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...