Ra’iisul wasaare Kheyre oo war kasoo saaray Soomaalida lagu laayay Yeman

Ra’iisul wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa war qoraal ah kasoo saaray falkii shalay lagu gumaaday qaxooti Soomaaliyeed oo doon saarnaa xili ay ka cararayeen dagaalada ka socda dalka Yeman, kuna sii jeedaan dalka Sudan. Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay inuu ka murugooday dhimashada ku timid shacabka Soomaaliyeed ee lagu duqeeyay xeebaha dalka Yemen, kuwaasoo u […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...