Maamulka Galmudug oo gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa

Magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in ciidanka nabad sugidda maamulkaasi ay gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Gaariga ayaa lagu qabtay inta u dhexeysa degmada Caabud-waaq iyo deegaanka Xanan-buure, waxaana sidoo kale ciidanka ay gacanta ku dhigeen laba qof oo la socday gaariga. Saraakiisha ciidanka nabad sugidda […]

The post Maamulka Galmudug oo gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...