War cusub: Heshiis laga gaaray qodobadii la isku haayay ee magacaabida golaha wasiirada

Waxaa soo dhamaaday wada hadaladii iyo wadatashigii loogu jiray dhismaha xukuumadda cusub ee laga sugayay ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo mudada sharciga ah ugu hartan tahay 11 maalmood kaliya inuu ku dhawaaqo. Wararka laga helayo xarunta Villa Somalia ayaa ku waramaya in la isku afgartay qodobadii la isku haayay ee madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...