Heshiiskii Saldhiga Imaraadka Carabta ee Berbera oo Qalinka Lagu Duugay-Video.

Magaaladda Abu-dubai ee imaaraadka Carabta waxaa maanta si rasmi heshiis ugu kala saxeexday masuuliyiin ka socday Somaliland  iyo wakiilo metalayay dowladda Imaraadka, kaasi ogolaanaya in magaaladda Berbera ay ka samaystaan saldhig milateri . Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in heshiiska la saxiixay uu ka kooban yahay 7 qodob, kaasi oo daba […]

The post Heshiiskii Saldhiga Imaraadka Carabta ee Berbera oo Qalinka Lagu Duugay-Video. appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...