VIDEO: Xildhibaan Hudda oo ka hadashay inay seddax nin wada guursatay & xaqiiqda

Xildhibaanad Hudda Axmed Cali oo maalmihii u danbeeyay warbaahinta Soomaalida ay ka baahiyeen inay isku guursaday seddax nin oo mid ka mid ah uu sheegtay inuu isagu qabo, kaasoo warbaahinta la hadlay ayaa ugu danbeyntii ay ka hadashay xaqiiqda jirta iyo run ahaanshaha warkaasi. Xildhibaanada oo ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka ayaa saxaafadda kula hadashay […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...