Turkey oo cambaareeyey warbixin kasoo baxday Sirdoonka Germany-Video

Xukuumada Turkiga ayaa si adag uga jawaabtay warbixin kasoo baxday Hay’ada sirdoonka dalka Germany ee loo yaqaan BND, warbixintaasi oo looga hadlay Inqilaabkii fashilay ee sanadkii hore ka dhacay wadanka Turkiga. Warbixintan Sirdoonka Germany ayaa lagu eegay Afgembigii fashilay ee Militariga Turkiga isku dayeen, waxayna Sirdoonka Jarmalka shaki geliyeen in uu arrintan ka danbeeyey Wadaadka […]

The post Turkey oo cambaareeyey warbixin kasoo baxday Sirdoonka Germany-Video appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...