Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya oo la magacaabay

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magacaabay agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo xilkii laga qaaday agaasimihii hore ee xilkaasi hayey. Cabdinuur Maxamad Axmad ayaa loo magacaabay agaasimaha cusub ee warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya, waxaa xilkaasi horay u hayey Shador Xaaji Maxamuud oo 4-tii sano ee la soo dhaafay la shaqeynayey madaxweynihii hore Mudane Xasan Sheekh […]

The post Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya oo la magacaabay appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...