Xabaal wadareed ay ku aasan yihiin 17 qof oo laga helay magaalada Berbera

Xabaal wadareed ay ku aasan yinhiin todoba iyo toban qof ayaa laga helay xaafadda Burco Sheekh ee magaalada Berbera ee Somaliland. Xabaal wadareedkaasi dadkii ku aasnaa ayaa dib aas loogu sameeyey, iyadoo qof walba lafahiisa si gaar ah la iskugu xiray isla markaana lagu aasay xabaalo ku yaala koonfurta magaalada Berbera . Aaska loo sameeyey […]

The post Xabaal wadareed ay ku aasan yihiin 17 qof oo laga helay magaalada Berbera appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...