Isbaheysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo oo dalbatay in baaritaan caalami ah lugu sameeyo weerarkii lugu dilay qaxootiga Soomaalida

Duqayn3-

Muqdisho (RBC Radio) Xulafada uu hoggaamiyo Sacuudiga ee weerarrada ka geysta dalka Yemen ayaa qoraal rasmi ah oo ka soo baxay waxaa ay Qaramada Midoobay oga dalbadeen in baaritaan caalami ah lugu sameyso weerarka lugu dilay qaxooti Soomaaliya ah oo dooni ay la socdeen lugu weerarray xeebaha Yemen.

Ilaa 45 ruux ayaa weerarka ku dhintay,waxaana la sheegay inay fulisay diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah,markiiba waxaa weerarka lugu eedeyay isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga.

Isbaheysiga wuxuu beeniyay inuu wax lug ah ku leeyahay weerarka,iyagoo hadda dalbaday Qaramada Midoobay baarayaal...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...