Puntland oo sheegtay in la billaabayo dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta Gaalkacyo iyo Garoowe

Abdirashiid

Gaalkacyo (RBC Radio) Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka Puntland ayaa ku dhawaaqday in xilli dhow la billaabayo dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta magaalada Gaalkacyo iyo Garoowe oo xarun u ah maamulka.

Shir looga hadlay dardargalinta dhismaha jidka laamiga ah ayaa shalay lugu qabtay magaalada Garoowe,waxaana ka soo baxay si deg deg ah in dhismaha waddada loo billaabo.

Arrimaha kale ee shirka uu quseeyay waxaa ka mid ah sidii waddooyin loogu diyaarin lahaa gaadiidka isticmaala jidka xilligan bur bursan ee isku xira Gaalkacyo iyo Garoowe inta la dhisayo.

Waxaa kalo diirrada la...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...