WARBIXIN: Farmaajo oo albaabada ka xirtay murashaxiintii isbadal doonka

Musharaxiintii is bedel doonka aheyd ee qeybta ka aheyd guushii Madaxweyne Farmaajo ka soo hoyay doorashadii 8-da Febraayo ayaa kulamo wada tashi uga socdaa magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wado in aakhirka kulamadan laga soo saaro war murtiyeed. Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonaan karo Musharaxiintii hore ayaa ka careysan hab dhaqanka cusub ee uu la […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...