Puntland oo DFS ugu baaqday in si deg deg loosoo dhiso Golaha Wasiirada

Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin C/llaahi Camey ayaa ugu baaqay Madaxda dowladda inay si deg deg ah u soo dhisaan dowlad wax ku ool ah oo shacabka ka samata bixisa dhibaatada.

Isagoo wariyeyaasha la hadlayay ayaa sheegay in dowladda hankii iyo taageeradii shacabka ay u hayeen ay u egtahay inay luminayaan, isagoo tilmaamay in Madaxda dowladda ay haatan iyaga isku mashquulsan yihiin’

“Dowladda Federaalka, waa cusub tahay, laakiin waxay u egtahay inay iyaga isku mashquulsan yihiin, intey mashquulka iyo waqtiga ay dacayayaan iska daayaan dowlad wax ku ool ah umada Soomaaliyeed haloo...

Read The Rest at radiowehel.com

Comments

Loading ...