Kulan Xildhibaanada Baarlamaanka yeelan lahaayeen oo kooram la’aan u baaqday

Waxaa dib u dhac ku yimid kulan aan caadi aheyn oo Xildhibaanada Baarlamaanka saaka ku yeelan lahaayeen Xarunta Golaha shacabka, kaddib markii tiradii loo baahnaa ee uu kooramka ku furmi lahaa la waayay.

Kulankan ayaa ahaa mid albaabada u xirnaa oo goor sii horeysay lagu wargeliyay saxaafada in aanay goob joog ka noqoneyn, waxaana uu ahaan lahaa kulan su’aalo isku weydiiyaan Xildhibaanada iyo Guddoonka Baarlamaanka.

Arrimaha la filayay ee kulankan looga hadli lahaa ayaa ahaa xaalada dalka, sida siyaasada, arrimaha u dhaxeeya baarlamaanka iyo kala tabasho dhexdooda.

Sidoo kale waxaa...

Read The Rest at radiowehel.com

Comments

Loading ...