Kulan ku saabsanaa Gurmadka Abaaraha oo ka dhacay Holland (SAWIRRO)

Masuuliyiinta jaaliyadaha Soomaalida ee ka dhisan magaalooyinka dalka Netherlands ayaa isugu yimid shir balaaran oo loogu gurmanayey abaaraha ku dhuftay meelo badan oo kamida Somalia.

Shirkan oo ka dhacay magaalada Haarlem ee gobolka Noord Holland ee dalka Netherlands, ayna soo qaban qaabisay dalada FSAN ayaa waxaa looga dooday qaabkii loo si wadajir ah kaalmo lacageed loogu aruurin lahaa dadka ay saameeyeen abaaraha Somalia, iyadoo goobtaasi looga dhawaaqay guddi Somalida Holland ee gurmadka musiibooyinka.

Into kulankaasi uu socday ayaa waxaa isla goobta lagu aruuriyey lacag dhan toban...

Read The Rest at radiowehel.com

Comments

Loading ...