Koox Diimeedka Saadicuun Bil-xaq Oo Laga Mamnuucay Puntland-Video

Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faroweyne oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Garoowe wuxuu sheegay in gobolka nugaal laga mamnuucay urur dimeedka Saaciduunal xaq, islamarkaana wuxuu  amar ku bixiyay in tallaabo deg deg ah laga qaado shaqsiyaadka ku jira iyo xarumaha laga taageero urur dimeedkaas. Guddoomiyaha oo ay dhinac fadhiyaan  Guddoomiyaha maxkamada ciidamada Qalabka sida Cabdifitaax […]

The post Koox Diimeedka Saadicuun Bil-xaq Oo Laga Mamnuucay Puntland-Video appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...