Wada-hadallada Ahlu Suna Waljamaaca iyo Galmudug oo Muqdisho ka furmaya

17035916_10211355595101779_984882392_o-1024x576

Muqdisho (RBC Radio) Wada-hadallo ay dowladda Faderaalka garwadeen ka tahay ayaa lugu wadaa inuu uga furmo magaalada Muqdisho maamulka Galmudug iyo Ahlu Suna Waljamaaca.

Mas’uuliyiin labada dhinac u matalaya wada-hadallada ayaa maanta soo gaaraya magaalada Muqdisho,waxaana maanta la filaya inuu caasimadda ka soo dago hoggaamiyaha maamulka Ahlu Suna Waljamaaca.

Ahlu Suna Waljamaaca ayaa maalmihii ugu dambeysay ka biya diiday,hannaanka ay shirka dowladda Faderaalka ugu casun-tay,laakin waxaa la sheegay ururka in lugu qanciyay ka qaybgalka shirka.

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...