Shirka madaxda maamul-gobolleedyada dalka iyo dowladda Faderaalka oo maanta Muqdisho lugu soo gabagabeynayo

shirka-madax1

Muqdisho (RBC Radio) Hoggaamiyeyaasha maamullada dalka iyo madaxda dowladda Faderaalka ayaa shir shalay uga furmay magaalada Muqdisho,waxaa lugu wadaa inay maanta ka soo saaran warmurtiyeed marka la soo gabagabeeyo.

Madaxweynaha Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay shirka ka furay xarunta madaxtooyadda,waxaana looga hadlay qodobbo dhowr ah oo ay ugu horreeyen amniga,abaaraha iyo shirka arrimaha Soomaalida ee London ka furmaya.

Farmaajo,wuxuu u sheegay hoggaamiyeyaasha maamullada dalka in laga doonayo sidii ay dowladda Faderaalka ula yeelan lahaayeen wada-shaqeyn dhow,waxaa...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...