SAWIRRO: Boqol qof oo lagu dilay qaraxyo ka dhacay duleedka magaalada Aleppo

Wararka laga helaayo magaalada Aleppo ayaa sheegaya in ugu yaraan boqol qof ay ku naf waayeen labo qarax oo loo adeegsaday gawaari inay ka dhaceen labo magaalo oo ka baxsan magaalada weyn ee Aleppo, halkaasi oo kumanaan qof laga daad gureynayay. Qaraxyadaan oo ahaa kuwo xadgoodu aad u weynaa ayaa waxay galaafteen nolosha boqol qof oo u […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...