Garowe: Wafdi Samafalayaan Maraykanka oo kusii jeeda Buuhoodle – VIDEO

Wafuud ka socda hay’ado samafalayaal kasoo jeeda Maraykanka ayaa booqasho ku maraya magaalada Buuhoodle ee xarunta gobalka Cayn. Kooxdan samafalka ah ayaa kasoo degay Airportka Conoco ee magaalada Garowe iyagoo sidoo kale kulan la yeeshay Madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakim Cumar Camey kahor intii aysan u gudbin magaalada Buuhoodle. Madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa sheegay in xiligan […]

The post Garowe: Wafdi Samafalayaan Maraykanka oo kusii jeeda Buuhoodle – VIDEO appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...