London: Baarlamaanka UK oo ansixiyey in 2 sano lasoo hormariyo Doorashada Guud – VIDEO

Baarlamaanka Britain ayaa maanta ansixiyey soojeedinta Raysalwasaare Theresa May ay kusoo hormarineyso doorashooyinka guud oo horey loo qorsheeyey inay dhacdo labo sano kadib. Doorashada Guud ayaa lagu wadaa in la qabto bisha June ee sanadkan. Mrs.May ayaa ku sababeysay go’aankeedan in meesha laga saaro shakiga iyo khal khal ay xukuumadeeda ku hayaan mucaaridka oo ay […]

The post London: Baarlamaanka UK oo ansixiyey in 2 sano lasoo hormariyo Doorashada Guud – VIDEO appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...