Madaxweyne Gaas: Dhibka ka taagan Soomaaliya waxaa looga bixikara haddii laga dhabeeyo dhismaha ciidamo qaran

IMG_0825

Gaalkacyo (RBC Radio) Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay xalka kaliya ee lugu heli karo nabadda Soomaaliya inay tahay in la dhiso ciidamo qaran oo ka shaqeeya xasillonida dalka.

Cabdiweli oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay maamulka uu hoggaamiye inay diyaar u yihiin sidii ay dowladda faderaalka ugala shaqeyn lahaayeen dhismaha ciidamo qaran.

“Dhismaha ciidan qaran ee Soomaliyeed waxaa hormuud ka noqon doona dowladda Faderaalka,anagana wixii nagaga aadan hawshaa ayaa nalaka rabaa inaanu fulino, haddii siday tahay loo hirgeliyo waxaanu...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...