SAWIRRO: R/wasaare Khayre oo sii wada kormeerada kediska ah ee wassaraddaha

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale maanta kormeer kedis ku tagay xarunta Wasaaradda Maaliyadda, waxaana kormeerkan qeyb uu ka yahay kormeero Ra’iisul Wasaaruhu ku sameynayo xarumaha Wasaaraddaha. Ra’iisul Wasaaraha ayaa u kuur galayay shaqada Wasaaradda Maaliyadda, maadaama Wasaaraddan ay tahay mida ku shaqada leh dhaqaalaha soo gala dowladda.Waxaa uu Ra’iisul Wasaaraha mid mid […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...