SAWIRRO: R/wasaare Kheyre iyo Taabit oo xeebta Liido kula damaashaaday dhalinyaro

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Somalia, Xasan Cali Kheyre iyo guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta xeebta Liido ku baashaalay dhalinyaro ku damaashaadaysay xeebta, kuwaasi oo ay ku jireen qurba joog dalka ku laabtay. Ra’iisul wasaare Kheyre iyo Taabit ayaa dhalinyarada ka dhageystay sida ay ugu faraxsan yihiin inay damaashaad u yimaadaan […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...