DAAWO: Somaliland oo digtay halista ukun Brazil iyo khudaarta Masar laga keeno

Maamulka Somaliland ayaa shacabka ugu digay inay cunnaan khudaarta laga keeno dalka dibaddiisa gaar ahaan dalka Masar iyo ukunta laga keeno dalka Brazil oo laga dhaxlay xannuuno kala duwan sida ay ku dhawaaqday wasaaradda ganacsiga Somaliland. Wasiiru dowlaha ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland, Maxamuud Warsame Jaamac ayaa ugu digay ganacsatada ku howlan in dalka dibadiisa badeecadaha ay […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...