Dowladda Federaalka:Al-Shabaab Nagama Hor-istaagi karaan gurmadka Abaaraha

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey falkii shalay ay kooxda Al-Shabaab ay qarax miino ugu geysteen gaari ay saarnaayeen xubno ka socda Guddiga Abaaraha Qaranka iyagoo maraya deegaanka Garasbaaley si shacabka barakacayaasha ah loogu gurmado. Wasiirka Warfaafinta   Dowladda Federaalka Soomaaliya  Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow)  oo warsaxafadeed ka soo saaray weerarkan ayaa sheegay […]

The post Dowladda Federaalka:Al-Shabaab Nagama Hor-istaagi karaan gurmadka Abaaraha appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics &...

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...