Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Gaas oo u dhoofay dalka Itoobiya

unnamedGaalkacyo(RBC Radio) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar shaqo ugu amba baxay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya halkaas oo uu kaga qayb geli doono Shirka Madaxda  Afrika ee Tana Forum oo sannadkiiba mar lagu qabto magaalada Bahar dahar ee dalkaasi.

Madaxweynaha ayaa waxaa garonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacayo ku sii sagootiyey masuuliyiinka ka tirsan goloyaasha Dawladda Puntland, maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada dawladda Puntland.

Safarka Madaxweynaha ayaa...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...