Diyaaraddihii qaadka Muqdisho keeni jiray oo maanta u wareegay Jowhar

Diyaaraddihii qaadka kasoo dejin jiray garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta u wareegsaday garoonka Jowhar ee maamulka Hirshabeelle. Ilaa lix diyaaradood oo qaad siday ayaa ka degay Jowhar, kuwaasi ka mid ahaa ilaa 10 duulimaad oo Muqdisho qaad kasoo dejin jiray garoonka diyaaradaha Muqdisho, kadib markii canshuuro dheeraad ah lagu kordhiyay. Baabuurta dheereeysa […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...