DAAWO VIDEO: Lamaane 70 jiro gaboobay oo wacdaro ku dhigay dunida

Lamaane 70 jiro waayeelo gaboobay oo ku nool dalka Jarmalka ayaa dunida kaga yaabsaday ciyaarta qoob ka ciyaarta waalida ah ee laga ciyaaro dalaeka Yurub. Dietmar Ehrentraut oo 70 jir ah iyo Nellia  64, ayaa ka qeyb galay tartan ka dhacay dalka Jarmalka, kaasoo lagu casuumay, waxayna u ciyaareen sidii 20 jiro oo kale iyagoo kasbaday […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...