SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland oo u duulay Itoobiya, Akhriso ujeedada safarka

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, C/weli Cali Gaas ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka duulay, isagoo kusii jeeday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Safarada C/weli Gaas ee Addis Ababa oo noqday kuwo joogto ah, ayaa waxaa markaan safarkiisa uu la xiriiraa ka qeybgalka shirka sanadlaha ah ee Tana forum oo looga hadlo arrimaha amniga Afrika iyo […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...