Farmaajo iyo Erdegan Oo Xiriir Khadka Telefoonka ah Yeeshay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed “Farmaajo” ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo toddobaadkan ku guulaystay afti dadweyne oo ka dhacday dalka turkiga Madaxweynuhu wuxuu   ugu horreyn ugu hambalyeeyay Madaxweyne Erdoğan iyo Shacabka Turkigaba natiijada aftida dhacday maalintii Axadda 17 April 2017, taas oo ay shacabka Turkigu […]

The post Farmaajo iyo Erdegan Oo Xiriir Khadka Telefoonka ah Yeeshay appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics &...

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...