Turkiga oo $2 milyan ku kabaya Miisaanayadda Dowladda bilkasta muddo 5 bilood ah

Dowladda Turkiga ayaa Dowladda Federaalka ku wareejisey kabka miisaaniyada 5 bilood oo ay bishiiba kab uga dhigeyso miisaaniyada 2 milyan oo dollar. Deeqdan kabka miisaaniyada ee Dowladda Turkiga ugu talo gashay Soomaaliya ayaa lagu shubay Khasnada Dowladda Dhexe ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, tanoo la waafajinayo nidaamka Maamulka iyo Maareynta Maaliyada Dalka. Ra’iisul Wasaare Xasan […]

The post Turkiga oo $2 milyan ku kabaya Miisaanayadda Dowladda bilkasta muddo 5 bilood ah appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...