Gollaha Wasiiradda Puntland oo Amaro Cusub Ka Soo Saaray Koox Diimeedka Al-saaciduun Bil-xaq

Shirkii Golaha xukuumadda dowladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweyne K/xigeenka dowladda Puntand eng Cabdixakiim cabdullahi Xaaji Cumar ayaa looga hadlay arrimaha kala ah  khatarta koox Diimeedka Al-saaciduun al-xaq, Amniga dalka, xaalada abaaraha, xeerka tacliinta sare, Kor uqaadida dakhliga dalka, xanuuno ka dilaacay gobolada Cayn, Sool iyo Nugaal iyo warbixino kale War-murtiyeed ka soo baxay shirka […]

The post Gollaha Wasiiradda Puntland oo Amaro Cusub Ka Soo Saaray Koox Diimeedka Al-saaciduun Bil-xaq appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics &...

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...