Xaalada Caafimaad ee gobalka Cayn oo laga dayrinyo iyo dad badan oo shubanbiyood soo u jiifa(Dhegeyso)

6242

Buuhoodle-(RBC Radio)-Magaalada Buudoodle ee gobalka Cayn ayaa maantay la soo gaarsiiyey 45 Ruux oo uu soo ritay Cudurka Shubabiyoodka oo ka dilaacay gobalka Cayn.

Maxamed Cabdi Faarax Qudus oo ah Madaxa shaqaalaha Isbitaalka Guud ee Buuhoodle ayaa oo la hadlay Radio Garoowe ayaa sheegay in 45 ruux maantay lasoo gaarsiiyey Isbitaalka Buuhoodle ayna xaaladooda Caafimaad la tacaalayaan.

Dadkaan ayuu sheegay inay laga keenay xadka gobalka Cayn uu la wadaago Itoobiya iyo deegaano kale oo hoos yimaada Magaalada Buuhoodle.

Maxamed waxaa uu intaas ku daray in maalinkii celcelis ahaan ay goobaha...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...