Dab xooggan oo caawa ka kacay suuqa Bakaara ee magaalada Muqdisho

Dab aad u xoogan ayaa caawa ka kacay suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaro, kaasoo kusii fiday qeybo ka ka baxsan halkii uu ka dhashay. Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyey in dab ka bilowday qeybta loo yaqaan Khaliifa oo bishii Febraayo dab ka kacay, kaasoo kusii faafay qeybta dahablaha. Dadaal xoogan oo ay galeen gaadiidka dab-damiska, dadweynaha iyo […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...