DAAWO: Filimka Fast & Furious 8 oo kusoo baxay si waali ah jabinayay rikoor cusub

Filimka cusub ee Mareykanka ah ee Fast & Furious 8 oo atooraha uu ka yahay  Vin Diesel oo filimada actionka looga danbeeyo lana jilayaan actarada Dwayne Johnson iyo Jason Statham dhigay rikoor cusub. Fast & Furious 8 oo soo baxay 14 bijstaan ayaa u muuqda mid tartan kula jira rikoorka qiimaha filimkii Star Wars ee soo […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...