SAWIRRO: Turkiga oo 8 milyan ugu deeqay DF iyo RW Kheyre oo si kal iyo laab ah..

Qoraal kasoo baxay safaaradda Turkiga ee Muqdisho ayaa lagu shaaciyay in dowladda Turkiga ay ugu deeqday dowladda cusub ee Soomaaliya lacag dhan 8-milyan oo dollar, taasoo qeyb ka ah taageerada ay Turkiga mar walba siiso Somalia. Lacagtaan ayaa ah mid lagu kabayo miisaaniyadda dowladda ee shan bilood. Safiirka Turkiga u fadhiya Somalia, Olgan Bekir iyo wasiiru dowlaha […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...