Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Qatar (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaa oo ay uga bilaabatey booqasho rasmi ah. waxana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliyiin sare oo ka socday dawladda Qatar iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Doha Ambbasador Cumar Idiris.

Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa martiqaad rasmi ah ka heley Dawladda Qatar, waxaana u bilaabanaya kulamo kala duwan oo la xiriira xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dal. Isagoo ka qeyb geli doono Shirka Doha Forum oo lagu casuumo madax ka socota...

Read The Rest at raxanreeb.com

Comments

Loading ...