VIDEO: Somaliland oo sharaxday sababta Itoobiya saami ugu yeelatay dekadda Berbera

Dakhliga kasoo xarooda dekadda Berbera ee la wareegtay maamulkeeda shirkadda DP World ee Imaaraadka Carabta ayaa waxaa saami dhan 19% ku leh dowladda Itoobiya, halka maamulka Somaliland ay saamiga ay heleyso uu yahay 35%, arintaasi oo dood badan ay dhalisay sababta ay Itoobiya oo heshiiska qeyb ka aheyn u yeelatay xuquuq intaas la eg. Arrintan […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...