Madaxweyne Gaas oo Xaflad Soo Dhowayn Ah Loo Sameeyey Oslo-Sawiro

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaaran oo uu hogaaminayo oo maalmahan socdaal ku marayay Qaarada Yurub ayaa xalay loogu sameeyey xaflad soo dhoweyn ah magaalada Oslo ee caasimada dalka Norwey. Xafladan oo ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer Puntland  waxaa ka soo qaybgalay  Gudoomiyayaasha jaaliyadaha iyo wakiilada Dawladda Puntland ee […]

The post Madaxweyne Gaas oo Xaflad Soo Dhowayn Ah Loo Sameeyey Oslo-Sawiro appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics & Opinion.

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...