DAAWO: Fannaanka Dalmar Yare oo aroos cajiib ah Soomaalidana ku cusub dhigtay

Fannaanka da’da yar ee Dalmar Yare ayaa ku aqal galay dalka Mareykanka, isagoo dhigtay arooskii ugu sareeyay ee muddooyinkaan fannaan Soomaaliyeed uu soo bandhigo xafladda arooskiisa, kaasoo loo gartay inuu yahay kan canada. Dalmar Yare ayaa nasiibkiisa noqday marwadiisa cusub Hudda, taasoo uu sheegay in markii ay isbarteen nasiibka u hiiliyay, kuna qanacsan yahay inay marwadiisa […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...