Xildhibaan Xiddig Oo Ka hadlay Qorshaha Madasha Horusocod ee Nairobi Lagu Aasaasay

Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo guddoomiye ka ah  madal la magac baxday “Horusocod” ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaaladda Muqdisho wuxuu ku  sheegay in aaney aheyn madal mucaarad ku ah madaxweyne Farmaajo iyo guddoomiyaha golaha shacabka Jawaari. wuxuu sharaxaad ka bixiyay hadafka iyo mowqifka loo asaasay madasha horusocod oo ku tilmaamay madal siyaasadeed oo ay doonayaan […]

The post Xildhibaan Xiddig Oo Ka hadlay Qorshaha Madasha Horusocod ee Nairobi Lagu Aasaasay appeared first on Horseed Media • Somali News • Politics &...

Read The Rest at horseedmedia.net

Comments

Loading ...