Ciidamo ka gadoodsan hadalkii Farmaajo oo la wareegay wasaarada gaashaandhiga

Ciidamo ka tirsan milateriga dowladda federaalka Somalia ayaa la wareegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyagoo xiray wadada dheer ee warshadaha ilaa Terabuunka. Ciidamadan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa diiday dhaqdhaqaaqa iyo in laga soo baxo ama la galo xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga. Waxay sheegeen in ciidamadaan ay ka gadoodsan yihiin mushaarkooda iyo xaquuqdooda oo ay ka […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...