SAWIRRO: Ninkii ka danbeeyay xasuuqii Suuqa Beerta oo la toogtay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay ninkii soo abaabulay weerarkii lagu le’day ee ka dhacay suuqa beerta ee degmada Waaberi 27-kii November 2016, qaraxaasi oo ay ku dhinteen 30 qof. C/qaadir Cabdi Xasan oo ahaa 40 sano jir ayaa qirtay in uu ka dambeeyay qaraxii ka dhacay Suuqa Beerta ee Degmada […]
Read The Rest at warfaafiye.net

Comments

Loading ...